SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAYADA CUNTADA ADDUUNKA OO KA HADASHAY…

BARAKACAYAASHA.

(DAVOS)-Madaxa kan ku guulaystay abaalmarinta Nabadda Adduunka ee (Nobel Peace Price),hayadda acuntada adduunka(WFP)ayaa sheegtay taageerda deeq bixiyeyaasha Maraykanka iyo Jarmalka ineey ogolaadeen in dib loo dhigo bixinta deeqda balse u malayn maayo in gabi ahaanba la joojiyey deeqdii cuntada ahayd ee la siin lahaay Somalia,laakinse waa mid culays inagu ah taaso ah “Midaan weli ka bixin”. Hadalkaan ayaa ka soo yeeray WFP ka dib madaxa hayadaas oo ka qeybgalay shir looga hadlaayey dhaqaalaha adduunka kana dhacay magaaladda Davos ee dalka Switzerland.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.