SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAWLGAL KA DHACAY BRUSSELS.

EU.

(BRUSSELS)-Booliska dalka Biljam ayaa bilaabay hawlgal lagu baacsanaayo 16-qofood kuna sugan daafaha caasimadda dalka Biljam ee Brussels,maanta oo Jimca ah. Hawlgalkaan ayaa ah mid daba socdo mid ku saabsan musuq iyo lacag loo dhacay si aan sharci ahayn,arrintaan ayaa lagu tuhunsan yahay baarlamaanka Midawga Yurub iyo dal ka mida wadamadda gacanka balse aan la sheegin magaciisa sidaas waxaa sheegay dacwad oogayaal reer Yurub.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.