HAWENIDII SEDDEXAAD OO REYSAL WASAARE KA NOQOTAY…
LIZ TRUSS.
(UK)-Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalkaasi Ingiriiska Liz Truss ayaa ku guulaysatay ineey noqoto Reysal Wasaaraha dalkaasi Ingiriiska,Iiz ayaa ka tirsan xisbiga Muxaafadka ee dalka Ingiriisa 1922 sida lagu dhawaaqay maanta oo Isniin ah.Reysal Wasaaradda Ingiriiska Liz Truss ayaa ah haweeney 46-jir ah waxa eeyna heshay codad dhan 81,326-cod halka qofkii ayada la tartamayey oo ah Rishi Sunak uu helay codad dhan 60,399-cod,Rishi ayaa ahaay madaxa gudi ka tirsan xisbiga Muxaafadka dalkaasi Ingiriiska. Reysal Wasaarayaashii dumar ah ee soo maray dalka Ingiriiska ayaa kala ah Margaret Thatcher iyo Theresa May.
ISHA WARKA.