SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAWENEEY DISHAY CARUUR OO LA SOO…

KOONFURTA KUURIYA.

(SEOUL)-Haweeney ayaa lagu xiray dalka koonfurta kuuriya maanta oo Khamiis ah haweeneydaan ayaa ku eedeysan laba dembi oo dil ah oo eey ku gashay dalka NewZealand halkaaso laga helay meydadka laba caruur ah bishii hore kuwaaso lagu soo dhex riday boorso sida eey sheegeen masuuliyiinta dalka Koonfurta kuuriya.Masuuliyiinta Koonfurta Kuuriya ayaan isla markii sheegin in haweeneydaan 42-jirka ah ee lagu tuhmaayo ineey dishay caruurta ineey iyadu tahay hooyada dhashay caruurta la helay meeydkooda,booliska dalka NewZealand ayaa goor sii horeysay waxa uu booliska Koonfurta Kuuriya u sheegay in hooyada dhashay caruurta la helay meeydkooda ineey ku nooshaha dalka Koonfurta Kuuriya.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.