SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAWEENKII KA TEGAY YURUB KUNA BIIRAY DAACISH OO…

Sida uu qoray wargayska The Guardian dumarkii ka tegay Yurub kuna biiray kooxda Daacish ee ka dagaalmaysay dalalka suuriya iyo Ciraaq ayaa waxa eey khadka ku guursadeen rag iyagana ku sugan dalalka Yurub waxa eeyna si kontorobaan ah ugu soo diraan lacag fara badan oo doolar ah,wargayska ayaa soo saaray qoraalo ku qoran afka Carabiga oo eey is dhaafsadeen dumarkaas Daacishka ah ee lagu haayo xeradda Hawl eey maamulaan Kurdiyiinta iyo raga eey is rabaan.XIGASAHO THE GUARDIAN.

RIIX HALKAAN.