SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

HAWEEN CARUUR U DHALAY DAGALAMAYAAL DAACISH AH OO….

Lix dumara oo lagu tuhmaayo ineey ku xiran yihiin kooxda Daacish ayaa dib ugu laabatay dalka Belgium ayagoo wata caruurtooda.Mid ka mida dumarkaas lixda ah ayaa waxa eey la hadashay wargayska Middle East Eye(MEE)waxa eeyna u sheegtay ineey wajahi doonto cadaaladda si loo hubiyo amniga caruurteeda. Lix iyo tobankii bishaan Juulaay(16/7/2021)-ka intooda badan dumarka iyo caruurta lagu haayo xeradaa Al-Roj ayaa ah kuwa weli hurda markii eey baabuurta kolonyada ah eey soo gelaysay xabsiga kor ka furan ee ku yaalo waqooyiga bari ee dalka Suuriya,daqiiqado yar ka dib markii eey goorsheegtadu gaartay shantii iyo bar subaxnimo(5:30-am) ayaa lix dumara una dhashay dalka Belgium wataan caruurtooda oo dhan toban caruur ah isla markaasne wata boorsooyinkooda ayaa si degan waxa eey uga soo bexeen teendhooyinka eey maamulaan ciidamadda Kurdiyiinta ayaa looga qaaday bas yar.XIGASHO MIDDLE EAST EYE.

RIIX HALKAAN.