GUDOOMIYE ADEN MADOOBE OO XAQIIJIYEY IN…
(SAWIRKA)-GUDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA JFS.
(MUQDISHO)-Waxaa in mudda ah fasax ku maqnaay Xildhibaanadda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed,waxaane maanta oo sabti ah dib u furmay kulanka fadhiyadda Baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya,Gudoomiyaha Golaha shacabka Sheekh Aden Maxamed Nur(Aden Madoobe) oo ka hadlay furitaanka kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka labada aqal ayaa xaqiijiyey in baarlamaanku isku dayi doono wax ka bedelka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya. Gudoomiye Aden Madoobe ayaa shaaca ka qaaday in kalfadhigaan diiradda lagu saari doono arrimo uu ugu horeeyo sidii loo dhammaystiri lahaay Dastuurka JFS.
ISHA/CASIMADA.