SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GUDIGA DIB U EEGISTA DASTUURKA OO KU KUOMAY MUQDISHO.

(SAWIRKA)-GUDIGA DIB U EEGIST DASTUURKA JFS.

(MUQDISHO)-Wararka aan ka heleyno caasimadda Muqdisho ayaa sheegaayo in Gudiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Soomaaliya iyo Gudiga la socodka Dastuurka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Axad ah kulan wadajir ah waxa uu uga furmay magaaladda Muqdisho,ujeedka kulankaan ayaa ah soo bandhigida iyo soo jeedinta cutubyo ka mid ah Dastuurka uu soo diyaariyey Gudiga Madaxa banaan ee Dastuurka Soomaaliya. Arrinta ku saabsan wax ka bedelka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ah arrin aad u adag meel marinteeda waayo waxaa diidan Siyaasiyiin iyo Xildhibaano in wax laga bedelo Dastuurka JFS,waxaane sameysmay Kudlo la magac baxday Toosin Qaran kana kooban ilaa 11-Xildhibaan balse hadda u muuqda iney yihiin kuwa fawdo ka dhex wada Golaha shacabka ee BJFS.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.