GUDIGA CAALAMIGA EE OLOBMIGA OO SAARAY…
CALANKA OLYMBIGA.
(ISTANBUL)-Gudiga Caalamaiga Olombiga(IOC) ayaa siyey dignin loogu ogolaanayo dalalka Ruushk iyo Belaruus cayaaryahanadooda cayaaraha fudud ee ka qeybgelaayo tartanka cayaraha fudud ee lagu qabanaayo caasimadda Faransiiska ee Paris sannadka2024-ka. “Ma jiraan cayaaryahano cayaaro cayaaraha fudud ey waajib tahay in laga horistaago tartanka sabab la xiriirto baasabooradooda ey wataan”sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay gudiga fulinta ee gudiga caalamiga ah ee olombiga)IOC).
ISHA WARKA WAKAALADO.