SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GRIFFITHS OO LA SHEEGAY INUU KU XIRAN YAHAY….

MARTIN GRIFFITHS.

(LONDON)-Websote-ka wax baaro ee la yiraahdo “DECLASSIFIED UK” ayaa soo ogaaday in wakiilkii hore ee Qaramada midoobay u qaabilsanaay dalka Yeman hadana ah Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Middobay u qaabilsan arrimaha samafalka Mr.Martin Griffiths uu ku xiran yahay hayadda sirdoonka dalka Ingiriiska ee loo yaqaano M16 ayadoo la sii maraayo shirkad gaar ah oo qaabilsan xalinta dhibaatooyinka(Inter Mediate). Marka loo fiiriyo warbixinta,Griffiths waxa uu ahaay mid wax ka dhisay iyo la taliye waxa uuna Griffiths ku xirnaay xafiiska arrimaha dibadda dalka Ingiriiska,waxa uuna Griffiths ahaay ninka hadalkiisa loogu rumaysan ogyahay iyo la taliye sare oo ka tirsanaan jiray ciidamadda mileteriga Ingiriiska iyo inuu Griffiths ahaay jaajuus siyaasadeed.

ISHA WARKA MEMO.

HALKAAN KA SII AKHRI.