GOLAHA AMAANKA QM OO U KORDHIYEY LIX BIL..
BAABUUR SIDA DEEQ SAMAFAL AH.
(UN)-Golaha amaanka Qaramada midoobaya ayaa maanta oo Isniin ah waxa uu si buuxda ugu codeeyey in la sii wado kaalmada bani’adanimo ee la gaarsiinaayo waqooyi-bari dalka Suuriya muddo lix bilood ah. Qaraarkan ey horay u soo gudbiyeen wadamadda xubnaha ka ah Golaha Amaanka ee Qaramada Middobay ayaa waxaa laga cabsi qabay inuu is hortaagi doono dalka Ruushka balse si aan laga filayn kana yaabisay dalalka kale ayuu qaraarkan u taageeray dalka Ruushka.
ISHA WARKA MEE.