GOBOLKA TIGRAAY OO LA OGAADAY INUU KA JIRO ISIR SOOC.
Sannadkii hore 2020-ka dhammaadkiisii ayey ahayd markii dawladda Federaalka Itoobiya eey ku qaaday weerarka gobolka Tigray ka dib markii eey masuuliyiinta gobolkasi ka soo horjeesteen dib u dhigidda doorashooyinka dalka Itoobiya,dagaalka ka dhacay gobolka Tigray ayaa waxaa ka qeybgalay ciidamo ka socday dalka Eritereeya waxa eeyna ciidamadaasi ka geesteen gobolka Tigrayda Kufsi,jirdil,dhac iyo barakicin dadkii deganaay gobolkaas kuwaso hadda qaxooti ku ah dalka deriska la ah Itoobiya ee Suudaan,waxaane la soo sheegayaa in dadkii gaaray Suudaan ineey si aad ah ugu dhibaatoodeen cimiladda goobaha la dejiyey,hadaba gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa waxaa gaaray wariyeyaal ka socday wakaaladda wararka associate press waxa eeyna indhahooda ku soo arkeen in gobolka Tigray ka jirto isir tirtirid bedelay warqadihii aqoonsiga ee gobolkaas si loo kala garan waayo midkee Tigray ah midkee ayaanse ahayn tigray waana ujeedka RW-Abiy Axmed uu weeraray gobolkaas Tigray.XIGASHO AP.