GOBOLKA KALIFORNIYA OO BIXI DOONO..
BANANBAX KALIFORNIYA.
(SACRAMENTO)- Gobolka Kaliforniya ee dalkaasi Maraykanka ayaa noqon doono gobolkii ugu horeeyey kana tirsan kontonka gobol ee uu ka kooban yahay dalkaasi Maraykanka oo si huban u bixi doono caafimaad lacag la’aan ah kaaso la siinaayo muhaajiriinta uu hooseeyo dakhliga soo galo kuna joogo gobolka Kaliforniya sifo sharci dara ah,waxa intaa dheer in gobolka Kaliforniya si buuxda u dabooli doono baahida caafimaad dad dhan 764,000-qofood waxaane ku bixi doonto kharash dhan $2.7-milyan oo doolarka Maraykanka ah.
ISHA WARKA AP.