SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GOBOLKA AWDAL OO EY KA JIRTO XAALAD KACSAN.

(SAWIRKA)-ISU SOO BAX BALAARAN OO KA DHACAY LUGHAYE.

(BOORAMA-AWDAL)-Tan iyo markii Muusa Biixi uu dawladda Itoobiya u saxiixay dhulka Soomaaliyeed waxaa isa soo taraayey diidamada arrinkaas ey diidan yihiin shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ey joogaan dibadda iyo Gudahaba. Maamulka Soomaliland ayaa ka kooban Gobalo horay u jiray waqtigii ey jirtay dawladdii Kacaan ee uu hogaaminaayey AUN-Siyaad Barre sida Awdal,Sool iyo Sanaag,Togdheer iyo Waqooyi Galbeed,hadaba maxaa maanta ka dhacay gobolka Awdal ee aanad ogayn? Dawladda Itoobiya ayaa shaacisay halka laga siiyey badda meesha ey tahay waxa eyna ku sheegtay Lughaye kana tirsan Gobolka Awdal,balse dadka degaankasi degan ayaa maanta oo Axad ah waxa ey si rasmi ah u bilaabeen kacdoon ka dhan ah hadalka Itoobiya ka soo yeray,waxaane warbaajinta maxaliga ah ee Gobolka Awdal ka soo muuqday dhallinyaro si aad ah u hubaysan kuwaso diidan in dhulkooda la siiyo Itoobiya,waxa eyna ku dhawaaqayeen dagaal ayaa ka jirnaa in dhulkyna la siiyo Itoobiya.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.