SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GIRIIGA OO WAJAHAYO CAMBAREYN.

(SAWIRKA)-WIIL SUURI AH OO KA SOO BADBAADAY DOONTA DEGTAY.

(ATHENS)-Dadkii ka soo badbaaday doontii qalibantay taaso weli la’ayahay 500-qofood oo saarnaay ayaa wajahaayo soo dhaweyn aan la aqbali karin gudaha dalka Giriiga waxaane sii socota in dadkaasi soo badbaday lagu haayo goobo eysan wanaagsanayn xaaladooda eyna dayacan yihiin,sidaas waxaa sheegay shaqaale ka tirsan hayadaha aan dawliga ahayn. Doonta kallumaysi ee siday dad gaaraayo 750-qofood kuna hor degtay ilaaladda xeebaha dalka Giriiga todobaadkii tegay ayaa waxa ka dhashay edeyn ku saabsan isku day dayicid ey sameeyeen ilaalada xeebaha ee dalka Giriiga markeey soo jiidayeen doonta.

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRISO.