GEESKA AFRIKA IYO GACANKA.
Sannadkii la soo dhaafay ee 2020-ka shir ka dhacay caasimadda dalka boqortooyadda Sacuudiga ee Riyaad ayaa waxa lagu dhisay gole ka kooban wadamadda afrika ee dhinaca ku haayo badda cas iyo wadamadda gacanka carebeed,golahaas ayaa ujeedkiisa ahaay in laga hor tago isbalaarinta eey dawladda Iraan ka wado gacanka carbeed iyo geska afrika waayo waxa eey saldhigyo ku leedahay dalalka Eritereeya iyo yaman taasne waxa eey madax xanuun ku haysaa dalalka ugu tunka weyn wadamadda gacanka(sacuudiga iyo Imaaraatka),golahaan ayaa waxaa qeyb ka ah soomaaliya oo leh xeeb aad u dheer balse intooda badan eeysan ayada xukumin waxyaabaha ka dhacaayo waayo soomaaliya ma laha ciidan badeed oo ilaaliya badeeda waxaane badda soomaaliya ku sugan ciidamo shisheeye kana sameeya waxa eey doonaan mana jirto cid kula xisaabtamayso,dalalka ka mida golahaan ayaa kala ah: Soomaaliya,Jabuuti,Eritereeya,Suudaan,Masar,Yeman iyo Urdun. XIGASHO THE AFRICA REPORT.
RIIX