SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA OO DIGNIIN BIXIYEY.

(SAWIRA)-WASAARADDA XANAANAD XOOLAHA.

(MUQDISHO)-Wararka aan ka heleyno caasimadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in Garyaqanka Guud ee Qaranka uu maanta oo Talaada ah(14/11/23)-ka uu dignin aad culus uu ka soo saaray dhul ey iska leedahay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha iyo Dhirta iyo Daaqa ee DFS,dhulkaan ayaa ku yaalo inta u dhexeeyso Koontaroolkii Hore ee Afgooye iyo Jaamicadda Ummadda Sooaaliyeed, qoraal ka soo baxay Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Qaranka ayaa waxaa lagu amray dadka degan dhulkaasi iney si dhaqsi ah uga guuraan dhulkaan Danta Guud ah. Ma aha markii ugu horeysay oo dad shacab ah la siiyo digniin la xiriirta dhulka Danta Guud ey iska deganaayeen in ka badan 30-sano waayo dhammaan dawladihii ka horeeyey dawladda hadda jirta ayaa ahaay kuwa ka sii jeeday iney wax ka qabtaan Hantida guud ee Qaranku leeyahay ee sida sharci daradda ah loo xalaaleystay.

ISHA/ALLBANADIR.

HALKAN KA SI AKHRISO.