GARYAQAAN REER KENYA AH OO LA HELAY…
GARYAQAAN PAUL GICHERU.
(NAIROBI)-Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in garyaqaan Paul Gicheru oo dacwad uga socotay Maxkamadda Qaada Dembiyadda Dagaaka(ICC) loona haystay inuu laaluush siiyey dad marqaati ahaay ayaa la helay isagoo Meyd ah dalka Kenya.Garyaqaan Paul Gicheru ayaa loo haystaa sideed dembi oo ku wada saabsan inuu farageliyey dadkii marqaatida ka ahaay dacwadii loo haystay Madaxweynaha dalka Kenya ee wqatigaan William Ruto.
ISHA WARKA AP.