SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GARSOORAYAAL DUMAR AH OO LOO XULAY INEEY..

(GENEVA)-Dalka Qadar ayaa lagu wadaa inuu sannadkaan 2022-ka martigeliyo markii ugu horeysay tartanka kubadda cagta adduunka,sidoo kale sannadkaan waa markii ugu horeysay eey garoorad dumar ah dhexdhexaadiso kulanada halkii ii horey u dhexdhexaadin jireen raga oo kaliyah,garsoorayaasha dumar ah ayaa dhan 3-garsoore halka kaaliyeyaash garsooreyaasha ee dumarka ah dhan yihiin iyagana seddex,lixdaan ayaa waxa eey mid noqon doonaan 129-garsoore ee xukumi doono koobka kubadda cagta adduunka 2022-ka,garsoorayaasha loo diyaariyey ineey dhexdhexaadiyaan 64-kulan ayaa lagu sheegay 36-garsoore,kulanada ayaa dhinic doono inta u dhexeyso NOV-21-22 ilaa Dec-18-2022-ka,tirada kaaliyeyaasha ayaa ayagana lagu sheegay ineey dhan yihiin 69-kaaliye,halka 24-garsaoore ka hawlgeli doonaan VAR-ta taaso ah Video-ga kala saara in goolka dhashay yahay sax amaba khalad.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.