SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GALMUDUG: HORJOOGE KHALIF GAMBE OO LA DILAY.

(SAWIRKA)-KOOXDA ALSHABAAB.

(DH/MAREEB)-Wararka inaga soo gaaraayo maamulka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaayo in halkaasi lagu khaarijiyey horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab oo lagu magacaabo Khaliif Gaambe. Sida uu sheegay Wasiirka Amniga Galmudug Cali Bashi Claahi(Gacanbir) horjooge Gaambe ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday tuulo u dhexeyso degaanada Ceel la Helay iyo Ceel-Garas horjoogaha ayaa la socday gaari Cabd-bile ah oo ey la socdeen ilaaladiisa waxaane goobta ku bas beelay dhammaantood.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.