SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GABAR WARIYE AH IYO CARUURTA DAACISH MAXAA KALA QABSADAY?

)SAWIRKA)-WARIYE ROLLA AL-KHATIB.

(RIYAD)-In laga adkaado kooxaha Xagjirka ah waa mid aad u sahlan ciidan ahaan,dhaqaale ahaan iyo siyaasad ahaanba balse waxaa aad u adkaan doonto in si fudud looga adkaado Fikirka Xagjirka ah ee ku fiday adduunka meel ka mid ah gaar ahaan dalalka Carabta iyo Afrika,waa sheeko tilmaan cad ka bixneysa iney muddo qaadan doonto in Caruurta ey dhaleen kuwa Xagjirka ah laga suuliyo Quluubtooda iney ku barbaaraan Xagjirnimo waxaane tusaale fiican inooga filan waxa kala qabsaday gabar wariye ahayd kana socotay Tv-AL-Carabiya Qeybtiisa AL-Xadath oo booqatay xero ku taalo dalka Suuriya taaso ey ku nool yihiin Dumar iyo Caruur Aabayaashood ey ku dhinteen dagaalkii adkaay ee lala galay kooxda ISIS/Daacish,waxaane iska cad iney sax tahay in la diido dib u soo laabshada Dumarka Daacish iyo Caruurtooda ku sugan Xerooyinka dalka Suuriya,wadamadda diiday in dumarkaas iyo caruurta ey wataan iney dib ugu soo laabtaan dalalkooda waxaa ugu horeeyo Maraykanka iyo Ingiriiska,waxa eyna Jinsiyadiihii kala laabteen Aabayaashii iyo Hooyooyinkii dhalay Caruurta Daacish ku barbaartay. FADLAN LINK-GA HOOSE KA AKHRISO.

ISHA/ARAB NIEWS.

RIIX HALKAN.