SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GABAR QARISAY MEYDKA HOOYADEED.

BAABUURKA BOOLISKA.

(US)-Haweeney degan gobolka Faloorida ee dalkaasi Maraykanka ayaa lagu eedeeyey ineey ku guul daraysatay ineey sheegto dhimashada hooyadeed ka dib markii uu booliska helay meydka hooyadeed oo ku dhexjira qaboojiye yaalo guriga gabadha eey la wadaagi jirtay hooyadeed amaba wada deganaayeen.Geberta eey dhashay hooyo jirto 64-sano ayaa la xiray maalintii khamiista ahayd,waxaa kaloo geberta lagu eedeeyey ineey faragelisay cadeeymaha.

ISHA WARKA DS’

HALKAAN KA SII AKHRI.