SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GABAR LA WAAYEY 2019-KI OO HADDA LA HELAY.

(SAWIRKA)-ALICIA NAVARRO OO 14-JIR AH.

(USA)-Sida laga weiyey dalka Maraykanka waxaa maanta oo Khamiis ah(27/7/23)-ka la helay gabar la waayey sannadkii 2019-kii,gabadhaan ayaa la waayey ayada oo ku sugan Gobolka Arizona ee dalka Maraykanka,magaca gabarta ayaa lagu sheegay Alicia Navarro,waqtiga Alicia la waayey ayaa jirtay 14-sano kaliyah,waxaane la la’aay muddo dhan afar sano. waa sheeko la yaab leh ee akhris wanaagsan.

ISHA/NEW YORK TIMES.

HALKAN KA SI AKHRISO.