SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

GAANGIS KU DAGAALAY HAYTI.

CARUURTII HAYTI.

(POT-AU-PRINCE)-Waxa aan maqalnaa maalmahaan in magaaladda Muqdisho qaati laga taagan yahay Ciyaal Weerada kuwaso dhibaato ba’an ku haayo dadka magaaladda Muqdisho waxa eeyna hadda isu bedeleen Gaangis,hadaba dalka Hayti ayaa waxaa ka dhacday in boqolaal caruur iyo dad waa weyn ah oo deganaay dugsiyadda sare ee caasimadda dalka Hayti in maalintii shalay oo Sabti ahayd isaga baxaan dugsiyadii eey deganaayeen ka dib markii toogasho aan kala joogsi lahayn eey ka dhacday meel u dhaw dugsiyadda,toogasha ayaa waxa eey u dhexeysay laba kooxood oo Gaangsi ah iskana soo horjeeda.Dagaalka Gaangiska oo socday todobaadyadii ugu dambeeyey ayaa sababay ineey ku dhintaan tobaneeyo qofood kuna burburto hanti fara badan.

ISHA WARKA AP.

HLKAAN KA SII AKHRI.