SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FDA-MARAYKANKA OO AMARTAY IN SUUQA….

JUUL.

USA)-Saraakiisha caafimaadka ee Federaalka ah dalkaasi Maraykanka ayaa maanta oo khamiis ah amray in JUUL laga saaro sigaarka korontada ah(Electro Cigarette) suuqyada dalka Maraykanka lana go’odomiyo shirkadaha sida weyn u qorsheynaayo ineey sii sameyaan JUUL talaabadaan ayaa qeyb ka ah in si xoog ah loo abaaro hayadda FDA-na geliso juhdi aad u weyn sidii si cilmi ah loogu baari lahaay JUUL.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.