SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FBI-DA MARAYKANKA OO KU DHEGAN…

GEN.JOHN R.ALLEN.

(USA)-FBI-ayda Maraykanka ayaa qabatay waxbixin sida la sheegay uu qoray jineraal hawlgaba ah kaaso bixiyey war been abuur ah markii wax laga weydiyey,jineraalka ayaa wax laga weydiiyey doorka uu ku lahaay u ololeeynta aan sharciga ahayn ee uu u sameeyey dal shisheey kaaso loola jeedo dalka Qadar waqtigii eey cunaqabateeyeen dawladaha Sacuudiga,Masar,Imaaraatka iyo Baxrayn.Maxkamad federaal ah ayaa shalay oo Talaado ah waxa eey qabatay arrin dembi weyn ah lidna ku ah jineraalka ka tirsan ciidamadda badda Maraykanka Gen.John R.Allen kasoo hogaaminayey ciidamaddii Maraykanka iyo kuwa Nato kuna sugnaay dalka Afgaanistaan ka hor snnadkii 2017-kii.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.