FAYRUUSKA MONKEYPOX OO SI BA’AN U FIDAYA.
SAWIR LAGA SOO QAADAY DALKA KOONGO.
(KIGALI-RWANDA)-Fayruuska loo yaqaano “MONKEYPOX” ayaa waxa uu ugu yaraan ku dilay gudaha dalka Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Koongo(DRC) dad gaarayo 58-qofood waxa uuna hayaa dad dhan 1,200-qofood oo kale,waa marka laga soo bilaabo horaantii sannadkan-2022-ka. Hayadda Qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadka(WHO)ayaa maanta oo Jimca ah(20/5/22)-ka sheegtay xaaladdaha fatruuska MONKEYPOXin lagu arkay dalal ku yaalo qaaradda Yurub iyo WaqooYiga Ameerika. Tan 8/5/22-ka ayaa la tuhmaayey ineey jirto 1,284-xaaladood oo ah faruska MONKEYPOX.
ISHA WARKA ANADOLU.