FASHAL KU YIMID SHIRKII TPLF IYO DAWLADDA ITOOBIYA.
CARUURTA TIGRAY EE DAGAALKU KU SOCDO.
(ADDIS ABABA)-Wada hadaladii nabadeed una dhexeeyey dawladda Itoobiya iyo TPLF uuna kafaala qaaday Ururka Midawga Afrika si looga hadlo xal u helidda dagaalka laba sano jirsaday ee dalka Itoobiya una dhexeeyo Dawladda Federaalka Itoobiya iyo Jabhadda Tigray ee TPLF ayaan qabsoomi doonin waqtigii loogu talagalay ee ahaay dhammaadka todobaadkan sida eey sheegeen ila dibolomaasiyadeed maanta oo jimca ah. Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa maalintii Arbacada sheegtay ineey ogolaatay martiqaadkii uga yimid golaha Midawga Afrika ee sheegaayey in Dawladda Federaalka Itoobiya ka qeybgasho shir nabadeed ka dhici doono dalka Koonfur Afrika.
ISHA WARKA AP.