SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FARMASHIYEYAASHA WALGREEN IYO CVS OO…

FARMASHIGA CVS.

(USA)-Labada Farmashi ee ugu waa weyn dalkaasi Maraykanka ee kala ah WALGREEN IYO CVS ayaa ku dhawaaqay ineey ogolaadeen mabda’a ahaan shalay oo Arbaca haayd ineey bixin doonaan lacag dhan shan bilyan oo doolarka Maraykanka ah mid kasta si go’aan looga gaaro dacwada la xiriirto isticmaalka xad dhaafka ah ee daawadda xauunka joojisa ah,qareenada ku jiro arrintaan ayaa iyagana sheegay in Walmarta yahay Farmashiga seddexaad ee aadka u weyn kana jiro dalka Maraykanka.

ISHA WARAKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.