SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FARMAJO MAKU GUUL DARAYSTAY SIYAASAD AHAAN SOOMAALIYA?

Wargayska laga leeyahay dalka Turkiga taabacsane dawladda lana yiraahdo DAILY SABAH cadadkiisii soo baxay maanta oo Talaada ah 4/5/2021-ka ayaa waxaa ku soo baxay maqaal uu qoray wiil soomaaliyeed waxa uuna kaga hadlay arrimaha soomaaliya ka taagan iyo xaaladda siyaasadeed ee dalka ka taagan,qoraalka ayaa farta ku fiiqay sida uu farmajo uga soo horjeedo federaalka una rabo in dalka yeesho dawlad dhexe oo maamusho dalka oo dhan iyo caqabadaha kaga yimid maamul goboleedyada ka tirsan DFS,qoraaga maqaalka ayaa xusay wixii dhacay 25/4/2021-ka iyo ka noqoshadii baarlamaanka ka noqday mudo kordhintii uu u sameeyey Farmajo.XIGASHO DAILY SABAH.

RIIX HALKAAN.