SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FARMAJO IYO SHARIIF OO KU SOO HUNGOOBAY GARAWE.

(SAWIRKA)-FARMAJO IYO SHARIIF.

(MUQDISHO)-Maalmihii la soo dhaafay waxaa baraha bulshada si aad ah looga hadal haayey safarkii labada Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Farmaajo ey ku tageen Puntland natiijada laga filan karo mida ey tahay,mawqifka Puntland ee ku aadan safar Shariif iyo Farmaajo muxuu noqon karaa? Intuba waxa ey ahaayeen hadal haynta ugu badan ey is weydiinayeen shacabka Soomaaliyeed ee ku taxan baraha bulshada,waxase wax walba is bedeleen markii Madaxweynaha Puntland Siciid deni uu dib uga gurtay war murtiyeedkii shirkii Garawe sheegayne inuusan qeyb ka ahayn,Deni ayaa iska fogeeyey inuu yahay mucaard ku ra’ayi ah labada Madaxweyne balse uu yahay mucaard iyaga ka horeeyey isna hayeen DFS ee uu hgaamiyo MW-Xasan Sheekh Maxamuud,hadab si aan wax uga ogaano safarkii Shariifka iyo Farmajo ee Garawe aan soo qaadno qodobo muhiim u ah sida:

ISHA/CAASIMADA.

RIIX HALKAN.