SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

FADHIGII 36-AAD EE MADAXDA AFRIKA.

MADAXDA AFRIKA EE KA QEYBGASHAY SHIRKA 36-AAD.

(ADDIS ABABA)-Shalay oo sabti ahayd kuna beegneed 18/2/23-ka ayaa magaaladda Addis Ababa ee ah Caasimadda Dawaladda Federaalka Itoobiya waxaa shir uga furmay Madaxda wadamadda Qaaradda Afrika waxaane shirkaan Marti ku ahaay Xogahayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres,Reysal Wasaaraha reer Falastiin Maxamed Shayeh, Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamicadda Carabta Abu Algeyth iyo Madaxa xilka(AU)-da ka sii degaayo ee ah Madaxweynaha dalka Senigal Mr.Macky sally. Shirkaan ayaa Soomaaliya waxaa uga qeybgelaayo wafdi balaaran oo uu hogaaminaayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud eyna ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaliya Abshir Haruuse,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada Jamhuuridda Federaalk Soomaaliyeed Abshir Bukhaari.

ISHA WARKA AU.

HALKAAN KA SII AKHRI.