SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

EU-DA OO MAALGELISAY SHIRKA ISTANBUL.

(ISTANBUL)-Maanta oo ah Khamiis(12/5/22)-ka dalka Turkiga Caasimadiisa Istanbul ayaa waxaa ka furmay shir socon doono muddo laba maalin ah,shirkaan ayaa waxaa maalgeliyey midawga yurub(EU). Shirkaan ayaa waxa looga hadlaa sidii looga hortegi lahaay ku safridda dukumintiga been abuurka ah kaasoo eey adeegsadaan muhaajiriinta soo gala dalkaas Turkiga,shirka waxaa marti ka ah hayadda muhaajiriinta caalamiga(IOM).

XIGASHO.ANADOLU.

HALKAAN KA SII AKHRISO.