SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

Dalka New Zealand ayaa waxa uu cadaadiskii ka qaaday isla markaasne u ogolaaday in dib loogu soo celiyo gabar lagu tuhmaayo ineey xubin ka ahayd kooxda Daacish ee dagaalantay dalka suuriya,gebertaas ayaa waxa eey ku kortay dalka Australia waxaane lagu xiray dalka turkiga bishii feberaayo ayadoo isku dayeysay ineey ka gudubto xuduudka u dhexeey turkiga iyo Suuriya si aan sharci ahayn waxaane la socday laba caruur ah eey u dhashay dagaalame ka tirsan Daacish,Suhayra Aadan ayaa wadata laba dhasho oo kala ah Ausrtalia iyo New Zealand balse dalka Australia ayaa baabi’iyey dhalashii uu siiyey Suhayra Adan waxa uuna ku sababeeyey ineey tahay argagixiso,Suhayra ayaa waalidkeed u guureen dalka Australia ayadoo jirta lix sanadood. XIGASHO WASHINGTON POST.

RIIX HALKAAN.