SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DUULIYE REER KENYA AH OO BAXSADAY SOOMAALIYA SI UU UGU BIIRO ALSHABAAB.

Dalka Kenya oo deris la ah dalka soomaaliya ayaa waxaa dhibaato adag ka haysataa sidii uu isaga difaaci lahaay weerarada kaga imaanaayo kooxda alshabaab ee saldhigooda yahay gudaha dalka soomaaliya,alshabaab ayaa dalka Kenya waxa eey ka qorataa dagaalyahano ka barbar daglaamo marka eey hawgal ka sameeynaayan gudaha dalka Kenya,weerarada alshabaab ka geeysato dalkaas Kenya ayaa intooda badan waxa eey ka dhacaa gobolka soomaalidu degto ee waqooyi bari gaara ahan magaalooyinka Gaariisa iyo Mandheera,waxaane ilaa hadda gacanta alshabaab ku jiro takhaatiir u dhalatay dalka Cuba kana hawlgeli jiray degmooyinka gobolada dalkaas kenya,takhaatiirtaas ayaa loo soo kexeystay gudaha dalka soomaaliya oo weli lagu hayaa,waxaane sannad ka hor madax furasho gacanta alshabaab looga sii daayey gabar u dhalatay dalka Talyaaniga kana shaqeyneeysay samafalka,waxayna gebertaas talyaaniga ah ka duushay garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho,wararka qaar aya shegaayo in sii daynta gebertaas eey door fiican ku lahayd dawladda turkiga oo calaaqaad fiican la leh dalalka Soomaaliya iyo Qadar. XIGASHO STAR-KENYA.

RIIX HALKAAN.