SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DUQEYNXOOGAN OO KA DHACDAY BUQDA AQABLE.

(SAWIRKA)-DRONES-KA MARAYKANKA OO DUQEEYEY BUQDA AQABLE.

(HIIRAAN)-Wararka ka imaanayo Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaayo in halkaasi maanta ey ka dhacday duqeyn dhinaca cirka ah taaso lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda Alshabaab kuwaaso ku mashquulsanay samaeynta Qaraxyo,gaar ahaan duqeynta ayaa ka dhacday degaanka BUQDA AQABLE waxaane halkasi lagu bartimaameedsaday Garaash ey kooxda Alshabaab ku farsamayn jirtay waxyaabaha,waxaane la sheegay in Garaashkii la beegsaday iyo wixii dad ku sugnaaba ey dambasta noqdeen oo cidi ka badbaadin weerarkii dhacay Maanta. Tan iyo markii uu dhacay weerar ey kooxda Ashabaab ku qaaday degaanka Caad ee koonfurta Gobolka Mudug waxaa socday weeraro isdaba joog ah oo lala beegsanaayey kooxda Alshabaab goobaha ey kaga sugan tahay maamulada H/shabeele iyo G/mudug.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.