SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DUMAAYE: ALSHABAAB OO HALAGSANTAY WEERARKII SHALAY.

(SAWIRKA)-KOOXDA ALSHABAAB.

(MUDUG)-Wararka ka imaanayo Koonfurta Gobolka Mudug gaar ahaan degaanka Dumaaye kana tirsan Degmada Xaradheere ayaa sheegayo in weerarkii shalay lagu qaaday xarun ey ku kulansanaayeen Horjoogayaasha kooxda Alshabaab ee isaga kala yimid degaanadda Galmudug iyo Puntland,weerarkaan ey fuliyeen diyaaradaha Drones-ka ey iska leeyihiin saaxibadda caalamka Soomaaliya ka kaalmeeyo dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab,war ey soo saartay Wasaaradda Warfaafinta JFS ayaa lagu sheegay in weerarkaasi lagu dilay maleeshiyaad fara badan oo ka tirsan kooxda Alshabaab.

ISHA/VOA-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.