Dr.NASSER DACWADIISII OO DIB U GOCATAY.
Dr.NASSER.
(DETROIT-US)-Haweneey ku guulaysatay biladda dahabka ah ee cayaaraha Olympic-ga lana yiraahdo Simon Bile iyo dumar kale oo aad u fara badan ayaa sheegay in Dr.Nasser uu ku sameeyey xadgudub dhinaca galmada ah waxa eeyna dumarkaas doonayaan in la siiyo lacag meg dhaw ah kana badan hal milyan($1.000,000) oo doolarka Maraykanka,sida la soo sheegay dumarkaas ayaa dacwadooda u gudbiyey hayadda FBI-da si eey hadda u joojiso dembiyadda lagu xukumaayo takhtarka cayaaraha markii eey heshay hayadu dacwadda loo soo jeediyey Dr.Nasser,sida uu shalay oo Talaada ah sheegay qareenka Dr.Nasser,halkaan ma taalo dood in shaqaale FBI eh gudaha sannadkii 2015-kii ogaay in Dr.Nasser lagu edeeyey inuu ku xadgudbay dumar markii uu sameeynaayey tababr jimicsi ah taasne waa eey gudbiyeen,waxaane Dr.Nasser la siiyey xuriyadiisa uu ku sii wadan karo inuu bartilmaameedsado gabdhaha oo dhan muddo ka badan hal sannad.
ISHA WARKA AP.