SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DOORASHO LA ISKU DILAY OO KA…

ILHAN CUMAR IYO…

(MINNESOTA)-Ken Martin oo ah madaxa Xisbiga Dimuqaraadiga ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa kulan deg dega waxa uu isugu yeeray gudiga fulinta ee Xisbiga Dimuqaraadiga ee Gobolka Minnesota ka dib markii uu dagaal ka dhacay shir weynihii lagu magacaabayey dadkii u sharaxnaay kursiga Dimuqaraadiga ee Minneapolis maalintii Sabtida ahayd(13/5/23)-ka. Video la soo dhigay barta Twitte-ka ayaa laga arkaayey iyagoo dagaalamaayo taageerayaasha labada Musharax ee kursiga Xisbiga Dimuqaraadiga kalana ah Nasri Warsame oo asal ahaan ka soo jeedo Somalia iyo Caa’isha Chaughtai oo ah gabar asal ahaan ka soo jeedo dalka Hiniya.

ISHA WARKA MPR.

HALKAAN KA SII AKHRISO.