SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DOORASHADA MAANTA KA DHECEYSO…

MANA CABDI.

(OHIO)-Waa galabnimo Jimca ah oo aad u mashquul badan yihiin maqaayadaha Soomaalida ee ku yaalo dhinaca Waqooyibari ee caasimadda gobolka Ohio ee Columbus dalkaasi Maraykanka,Magaaladda Columbus ayaa ah magaaladda labaad ee ugu weyn eeyna degan yihiin Soomaalida ugu badan ee ku nool dalka Maraykanka. Urka ka soo baxaayo waxyaabaha lagu karinaayo maqaayadaha ayaa ah mid caafimaad qaba iyo sheekeysiga dadka Soomalida ah oo uu aad u dheer yahay codadkooda iyo in halkaan eey aad ugu badan yuhiin maqaayadaha eey leeyihiin dadka ka yimid Bariga Afrika waxaane soo buux dhaafiyo dad fara badan ka dib marka eey ka soo baxaan Salaada Sasir meel u dhaw Masaajidka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.