LABA SOOMAALI-KENYA AH IYO HAL MASRI AH OO…
Saraakiil ka socoto qeybta booliska u qaabilsan la dagaalanka aragagixisada (ATPU) magaaladda Mombaasa ee dalka Kenya ayaa waxa eey xireen seddex qofood oo rag ah laguna tuhmaayo ineey la shaqeeyaan amaba ka tirsan yihiin aragagixisada,raga la qabtay ee seddexda ah ayaa laba ka mida eey baadi goobaayeen dawladaha soomaaliya iyo masar. Booliska waxa uu ku eedeeyey seddexdaan raga ah(Maxamed Shandey,Mustafa Cabdi siciid iyo Maxamed Maxamed Cabdullaahi) ineey yihiin rag xubno ka ah ururo aragagixiso kuna kala sugan dalalka Soomaaliya,Ugaandha iyo Masar. XIGASHO DAILY NATION.