SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DIYAARAD KU DHACDAY HARADA VICTORIA.

DIYAARAD KU DHACDAY HARADA VICTORIA EE TANZANIA.

(DAR ES SALAAM)-Ugu yaraan seddex qofood ayaa ku dhimatay ka dib markii diyaarad rakaab ah ey ku dhacday harada VICTORIA ee dalka Tanzania subaxnimadii maanta oo Axad ah. Isesanda Kaniki oo ah madaxa caafimaadka ee gobolka Kagera ayaa xaqiijiyey ineey ku dhinteen diyaaradii dhacday afar qofood laba rag ah iyo laba dumara,xukuumadda Tanzania ayaa sheegtay in ugu yaraan la soo badbaadiyey dad gaaraayo ilaa 26-qofood waxaane socdo baaritaan la xiriiro sababta diyaadda u dhacday,guud ahaan dadka saarnaay diyaaradda ayaa lagu sheegay ineey ahaayeen 43-qofood ,39-qofood oo ka mida ayaa ahaay rakaab 4-qofoodne waxa ey ahaayeen shaqaalaha diyaaradda(laba duuliye iyo laba hostess).

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.