SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DILKII IDRIS DEBY YAA KA DAMBEYEY?

EDEYSANAYAASHA MAXKAMAD KA SOO MUUQDAY.

(N’DJAMENA)-Dacwad lagu qaadaayo dad ka badan 400-qofood oo ka tirsan falaagada dalka Jaad ayaa ka furantay caasimadda dalka Jaad ee D’jamena shalay oo Isniin ahayd,edeysanayasha ayaa loo haystaa ineey ka dambeyeen dilki qorshaysnaay ee lagu khaarijiyey Madaxweynihii hore ee dalka Jaad Idris Deby Itno 19/4/2021-kii. Ku dhawaad 454-dagaalyahan hore ayaa wajahi doono edeymo fara badan eyna ka mid yihiin”ARAGAGIXISONIMO,ASKARAYN CARUURTA YAR YAR,BAAB’INTA HAYADAHA AMAANKA,KU XADGUDUBKA SHARAFTA DALKA IYO DILKII MADAXWEYNIHII HORE”,waxaane dacwadaan lagu qaadaa qolka Maxakamada Gaarka u ah Dembiyadda ee magaaladda Caasimadda ah ee D’jammena kana tirsan Maxkamada Racfaanka,sidaas waxaa laga soo xigtay Wafraafinta dalka Jaad.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.