SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DILALKA DADKA MADAW EE DALKA MARAYKANKA.

(SAWIRKA)DAD BANAANBAXAYO.

(USA)-Dilka loo gaysto dadka madawga ah ee gudaha dalka Maraykanka ayaan ahayn sheeko cusub waa mid soo noqnoqotay markii dambane noqotay dhacdo joogta ah oo la xusuusto,dadka madawga Maraykanka ah ayaa dilkoodu waxa uu dhacaa marka ey samaynayaan xafladaha ey ku xusuusanayaan wlaalahoodii ku baxay gacanta boolsika. 1/7/2014-kii ayey ahayd markii Eric Garner oo 43-jir ah ahne ka soo jeedo Maraykanka Madaw ey katiinadeyeen Waaxda Booliska magaaladda New York ee dalka Maraykanka markii ey xiraayeen,Garner ayaa ku edeysnaay inuu magaaladda ku iibinaayey Sakareet aan sharci ahayn,Garner ayaa ku qeylinaayey “Ma neefsan karo” marka boolisku soo xiraayey tiro dhan 11-jeer,Daniel Pantaleo ahne sarkaal ka tirsan waaxda booliska magaaladda New York ayaa ceejiyey Garner ilaa uu ka miir beelo ugu dambayntiina Garner waxa uu ku geeriyooday Isbitaalkii la geeyey.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.