SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DILAA REER RWANDA AH OO DNA LAGU OGADAY.

HARARE)-Dalka Zimbabwe ayaa iska diiday inuu magangalyo siiyey nin xasuuq ka geystay dalka Rwanda sannadkii 1994-tii kaaso baxsad ka ahaay cadalaadda Mr.Protais Mpiranya ka dib markii eey soo bexeen warar sheegaayo in Protais ku dhintay dalka Zimbabwe sannadkii 2006-dii laguna aasay Zimbabwe ka dib markii uu halkaas ku noolaay muddo dhan afar sano. Labatan sano oo ninkaan laga ugaarsanaye dunidda isagoo ah dilaagii ugu xumaa ugu dambayntiina lagu aasay meel banaanka ka caasimadda Zimbabwe ee Harare laakinse xukuumadda Zimbabwe ayaa sheegtay ineeysan qarin ninkaan dilaaga ah warne eysan u heyn halka uu ku sugnaay. ninkaan ayaa dalka Zimbabwe ku joogay magac aan kiisa ahayn ka hor inta uusan dhiman waxaane soo sheegay dad reer Zimbabwe ah in ninkaan ka yimid dalka Rwanda waqti hore balse ayagu ogayn inuu dembi soo galay iyo in kale waxaane baaritaan lagu sameeyey lafihiisa lagu ogaaday inuu isaga yahay Mr.Protais Mpiranya.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.