DILAA DAACISH AH OO XABSIGA LAGA SII DAAYEY.
(SAWIRKA)-ISMAACIIL WATSON.
(LONDON)-Nin Ingiriis ah oo lagu cadeeyey inuu rabay inuu sameeyo dil isaga oo ka mid ah kooxda Daacish ayaa xabsiga laga soo daayey ka dib markii loo tixgeliyey inuu yahay nin aad khatar u ah eyna ahayd in la sii daayo sannadka hor,sidaas waxaa qoray Wargayska ka soo baxa dalka Ingiriiska ee Daily Mail maanta oo Isniin ah. Ismaaciil Watson ayaa ah ninka ka tirsan kooxa Daacish eena khatarta ahayaa iskana diiday sii daynta isaga oo loo tixgelinaayo inuu edeb qaatay bishii Janaayo sannadkii 2022-kii laakinse Ismaaciil ayaa la sii daayey bishii Febraayo ka dib markii uu si biixda uu u dhammaystay xabsigiisii shanta sano ahaay .
ISHA/ARAB.