SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DIL KA DHACAY KANIISAD DALKA NAYJERIYA.

KANIISADDA.

(ABUJA-NIGERIA)-Nin hubaysan ayaa rasaas ku furay dad cibaadaysanaayey ka dibne u raaciyey qaraxyo gudaha kaniisad ku taalo koonfur galbeed dalkaas Nayjeeriya maanta oo Axad ah,waxaane weerarkaas ku naf waayey dad fara badan sida eey sheegeen hayadaha amniga ee dalkaas Nayjeeriya. Kuwa soo qaaday weerarka ayaa bartilmaameedsaday Kaniisadda Kaatooliga ee St.Francis salaadii Axada,dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa ka mid ahaay caruur aad u fara badan,waxaane laga cabsi qabaa dadka ku dhintay weerarkaas ineey gaaraan ilaa 50-qofood oo isugu jira caruur iyo dad waa weyn.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.