SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DIB U DHAC KU YIMID SHIRKII MADAXDA CARABTA IYO AFRIKA.

(SAWIRKA)-SHIRKA CARABTA IYO AFRIKA.

(RIYAD)-Sida ey sheegtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga maanta oo Talaada ah(7/11/23)-ka waxaa dib loo dhigay waqtigii lagu balansanaay inuu qabsoomo shirkii shanaad ey isugu imaan lahaayeen dalalka Carabta iyo kuwa Qaaradda Afrika mana la sheegin waqtiga uu qabsoomi doono shirka shanaad,warar diblomaasiyadeeda yaa sheegaayo inuu kor u kacay khilaafka ku saabsan waxyaabaha laga soo saarayo shirka shanaan iyo Madaxda ka qeybgeleyso herka ey yihiin. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa soo saartay bayaanka dib loogu dhigay shirka ka dib markii ey Wasaaradda xiriir toos ah la sameeysay Ururadda Jaamicadda Carabta iyo kan Midawga Afrika.

ISHA/ARAB.

HALKAN KA SI AKHRISO.