SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

DHULKA SOOMAALIDA IYO ABIY AXMED…

ABIY AXMED IYO MUSTAFA CAGJAR(SAWIRKA).

(ADDIS ABABA)-Ka dib markii uu ku guulaystay inuu dalka Itoobiya ka noqdo Reysal Wasaare sannadkii 2018-kii Dr.Abiy Axmed waxa uu Soomaalida Itoobiya u balan qaaday inuu u sameynaayo isbedel macna weyn u leh. Shan sano dabadeed,dhammaan marka la isku darro siyaasadda,Musuqa ka jiro maamulka gobolka Soomaalida Itoobiya,hogaamiye dabaal ah aane jawaabeyn,nabadgelyo xumi,adeeg iyo shaqo la’aan wada saameysay dadka dego gobolka Soomaalida. In kasto balan qaadyadii la jebiyey ey ka jiraan gobolo kale kana tirsan dawladda Federaalka Itoobiya, Soomaalidu waxa ey qabtaa carro ku wajahan xisbiga uu hogaamiyo RW-Abiy Axmed ee “Prosperity Party”oo ah midaan laga soo laabanayn iyo in gobolka loo sameeyo dib u habayn dhammaystiran.

ISHA WARKA AS.

HALKAAN KA SII AKHRI.