DHUL GARIIR KU DHUFTAY KOONFURTA IRAAN.
DHUGARIIRKA IRAAN.
(IRAN)-Dalka Iraan waxa uu ka mid yahay wadamadda uu sida joogtada ah uga dhaco dhul gariirka waxaane soo raaca oo isna ka daba dhaw dalkaasi Pakistan,hadaba maanta oo Isniin ah ayaa waxa uu dhulgariir lagu qiyaasay(5.4)-Ritcher ka dhacay koonfurta dalkaasi Iraan gaar ahaan gobobalka Hormozgan,goobta uu ku dhuftay dhugariirka ayaa qodantay qiyaas dhan 10-kiilomitir,sidaas waxaa laga sheegay Tv-ga eey leedahay dawladda Iraan.Sidoo kale waxaa iyagana uu dhulgariir maanta ka dhacay dalalka Shiinaha iyo Afgaanistaan,dhulgariirka ka dhacay Shiinaha ayaa lagu qiyaasya(6.8) Ritcher waxa uuna ka dhacay koonfurta dalka Shiinaha waxaane ku dhintay dad gaaraayo 21-ruux,dhulgariirka ku dhuftay dalka Afgaanistaan ayaa lagu qiyaasay inuu dhamaay(5.3) Ritcher waxa uuna ka dhacay Waqooyi Bari ee dalka Afganistan waxaane ku geeriyoodau 6-ruux.
ISHA WARKA AA.